Taageer
dhisidda masjidkii ugu horeeyay ee Denmark
Sannado badan ayay muslimiinta Denmark isku dayeen in ay ka dhisaan masjid
waddanka Denmark. Hadda ayadoo ay jiraan dhibaatooyinkii ka dhashay falkii
xumaa ee ku kacay journaalka Jyllandsposten waxaa laga yaabaa in ay arrintan
suurta gasho
Muddo dheer ayaan ku riyooneyney in aan dhisno majsid aad u qurux badan.
Masjidkaas oo dadka muslimiinta oo dhan ka dhaxeeya. Dhismaha masjidkan
oo ka turjumaaya jiritaanka, tixgilinta diinta Islaamka iyo dadka mulsimiinta
ee ku dhaqan Danmark.
Xaqiijinta riyadan waad ka qeybgeli kartaa.

|